News

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa beeniyay wararka ku saabsan in mooshin xubin ka xayuubin laga wado guddoomiyihii ...
Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xildhibaano iyo siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho uga furmay shir looga arrinsanayo ...
Hormuudka dhalinyarada Gobolka Mudug ayaa xalay ku dhawaaqay in ay Jimcaha Todobaadkan qabanayaan bannaan-bax nabddoon, oo ay ku muujinayaan dareenkooda ku saabsan baahiyaha ka jira Gobolka, gaar ...
Pressure is mounting on the Puntland State Government to engage with the Federal Government of Somalia and commit to ...
Nairobi (PP News Desk) — The Ministry of Foreign and Diaspora Affairs of Kenya has reiterated its recognition of the Federal ...
Dr. Guuleed Saalax Barre oo kamid ah siyaasiyiinta Puntland ayaa soo dhaweeyay baaq wadajir ah, oo ay soo saareen Isimada Dhaqanka Gobolka Bari, kaasi oo ay uga digeen xukuumadda Madaxweyne Deni ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo dhawaanahan ku sugan dalka Imaaraatiga Carbeed ayaa lagu wadaa in ay maanta yimaadaan magaalada Nairobi ee xarunta dalka ...
Qaar kamid ah Golaha Wasiiradda dowladda Puntland oo ay weheliyaan Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Garoowe ayaa si wadajir udhagax dhigay Mashruuca Biyo-saarka Garoowe. Sido kale Munaasibada ...
Guddiga ka socda Golaha Wakiillada ee Kormeerka ku tegay Gobolka Mudug ayaa Maanta booqday goobaha ay fariisteen biyaha Roobaadkii dhawaan ka da’ay Magalada Galkacyo. Mudaneyaasha waxaa Kormeerka ku ...
Your editorial on the Puntland Constitution touches on several aspects of the political apathy that characterises Puntland as ...